Ciidamada Booliiska Haramcad oo gacanta kusoo dhigay nin weerar geestay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamada booliiska Haramcad gacanta kusoo dhigeen nin weerar bambaano xalay la geestay magaalada Jowhar. Weerar bambaano loo adeegsaday ayaa xalay lagu qaaday xarunta Baarlamaanka Hirshabelle oo kutaala kasoo horjeedka saldhiga booliiska Jowhar , lamana sheegin wax khasaaro ah oo ka dhashay weerarkaasi. … Continue reading Ciidamada Booliiska Haramcad oo gacanta kusoo dhigay nin weerar geestay